Daawo aabe dhalay wiil lix sano galkacyo kuxanuusan oo gurmad deg deg ah dalbaday

387

wiilkaani oo kuxanuunsanayo magaalada galkacyo ee xarunta gobalka mudug waxa uu xanuunsanaa mudo lix sanaa dhaqaatiirta dalka gudihiisa jooga waxay sheegeen in aysan waxba kaqaban karin  loona bahanyahay caafimaad dalka dabadiisaah

cumar cabdi maxamed oo ah abaha wiilkaani waxa uu umada islaamkaah kacodsaday gargaar cafimaad oo  deg deg ah in wiilkiisa loo fidiyo

 

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA 

isha wararka sugan Daljire News Media