Daawo:Itoobiya oo ka jawaabtay hadalkii RW Abiy oo ahaa in Soomaaliya iyo Itoobiya hal dal noqonayaan

323

Safiirka Itoobiya ufadhiyo dalka Soomaaliya Danjire Jamaaludiin Mustafa Omar ayaa goor dhow warbaahinta dowlada Oga warbixiyay hadal maalmahan siweyn loo hadal haayay kasoo ah in la isku biirinaayo Soomaaliya iyo Itoobiya.

Safiirka ayaa xog kabixiyay arintaas iyo waxyaabaha ula jeeday ra’isulwasaare Abiy Ahmed waxaana oo sheegay in safiirka hadalka sidaas usheegin ra’isulwasaarihiisa balse ula jeeday sidaan.