Yaa loo doortay xiddiga garoonka kulankii France ay guusha ka gaartay Belgium?

252

Xulka qaranka France ayaa caawa gaaray Final-ka koobka adduunka kadib guul uu ka gaaray xulka Belgium.

Daafaca Barcelona ee Samuel Umtiti ayaa u dhaliyay halka gool xulka France uu ku gaaray caawa Final-ka koobka adduunka.

FIFA ayaana u dooratay Samuel Umtiti laacibkii ugu fiicnaa ciyaarta maadaama uu go’aamiiyay natiijada ciyaarta.