Daawo: Falanqaynta, Cida Badali Karta Cristaino Ronaldo, Saamaynta Loolanka La Liga Ee Uu Bixitaankiisu Ku Yeelan Doono Xilli Ciyaareedka Dambe & Sababta Ka Dambaysa Bixitaankiisa

299

Kooxda Juventus ayaa ugu dambeeyn ku guuleeystay saxiixa Cristiano Ronaldo oo ka tagay kooxda Real Madrid , kadib muddo sagaal sano uu kooxdaa ku sugnaa.

Xiddigaan ayaa la sheegay inuu ka carooday in kooxdiisa Real Madrid ay uga baxday heshiiska oo ahaa in xiddigaan mushaarka loo kordhiyo.

Yaa Bedelidoona, Loolanka La Liga, Xaalada Real Madrid & Wax badan  oo ku saabsan heshiiskaas Qarniga ee Cristiano Ronaldo