RASMI: Manchester City oo gacanta ku dhigtay Riyad Mahrez…(Lambarkee loo xiray)

317

Manchester City ayaa ugu dambeyn gacanta ku dhigtay xiddigii ay ku raad joogtay ee Riyad Mahrez.

Kooxda Pep Guardiola ayaa kula soo wareegtay Mahrez lacago rikoodh ka noqday naadiga 60 milyan oo bound.

Wuxuu Manchester City u xiran doonaa isla lambarkii uu u xirnaa Leicester City N0.26.

Kooxda lagu naaneyso Fox ayaa wiilka Muslimka ah ka heshay faa,iido waali ah maadaama ay ku soo iibsadeen 400,000 oo qura 2014-kii iminkana ay kala bexeen adduun dhan 60 milyan oo bound.

SAWIRRO: