Daawo galkacyo oo lugu qabtay munaasibad lugu taageerayo siidayntii qalbi dhagax

339

Galkacyo(daljire.com)munaasibad balaaran oo lugu taageerayay siidayntii cabdi kariin muuse qalbi dhagax  ayaa lugu qabtay magaalada galkacyo ee xarunta gobalka mudug  ee bartamahada somaliya

waxaa munaasibada waxaa kasoo qeyb galay jaaliyada ururka ogaadeeniyada ee galkacyo kusugan

xibnahaan munaasibada kuqabtay galkacyo waxay bogadiyeen siidaynta qalbi dhagax waxayna ku tilmaameen guul usoo hoyatay umada somalyeed iyo dhaqdhaqaaqa ururka xornima doonka soomali galbeed

                Daawo full vadio daljire,com  uhiiliya midnimada somalia

 

Daljire.com

Xafiiska Galmudug

Daljirenews11@gmail.com

cali xasan barqadle cali gaab