Daawo muuuqaal Golaha midnimada iyo Badbaadinta galmudug oo war kasoosaray xalada galmudg kuna dhawaaqay?

358

Golaha Midnimada iyo Badbaadada Galmudug oo ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee Galmudug, Sidoo kale Waxa ay ka hadleen Arinta Dekedda Hobyo.

golahu waxay warsaxafadeedkooda diirada kusaareen xaladaha galmudug iyo dib u heshiisiinta galmudug

golaha midnimada iyo Badbaadinta galmudg waxay madaxda somaliya kacodsadeen  in ay xil iska saaraan dib uheshiisiinta galmudug

golaha midnimada iyo badbaadinta galmudug ayaa ah gole ay kumidoobeen siyaasiyiin iyo aqoon yahano kusugan deegaanada galmudug kuwaas oo diirada saarah toosinta galmudug

            Halkaan hoose kadaawo muuqaal kusabsan warsaxaafadeedka