Raysal wasaare khayre wuxuu ku soo khaldamay xilka uu hayo?

390

Raisul Wasaare Xasan Cali Khayr khudbada oo jeediyey kulankan iyo  Khudbada uu jeediye wakiilka yurub waa laba Khudbadood oo aad u kala fog yihiin Ujeeda lacagta loogu deeqay shacabka soomaaliyeed.

Waa inaan fikirkayga ku cabiraa dhaqanka qar iska tuurka ah raysal wasaare khayre

Dhaqanka Raysal wasaare khayre in hortiisa nin shisheeya ah ku yiraahdo soomaaliya ayaan dib u dhisaynaa iyada heshiis ahayn Raysal wasaare khayre waxa uu ka hadlayo inuu qabtay maxay tahay.

Wakiil kii yurub wuxuu leeyahay “Waxaa lacagtaa siinayaa maaha dawlada faderaalka ee waa dhamaan maamulada wadanka ka jira”

Go,aanka lagacta cida aan siinayna anagaa Go’aan ka gaarayna. Waan ognahay musuq maasuqa jira. Lacag bangiga dhexe lagu shubayo.

Maxa yihiin maamulada wadanka kajira?

Raisul wasaare khayre wuxuu ku soo Khaldamay xilka Raysal wasaaranimo
Haduu xaqiiqda diidan yahay.

Xagee ka keenay lacagta bangiga dhexe ayaa lagu shubayaa? Labada sano ee soo socda.

Wakiilka reer yurub wuxuu sheegay in Lacagta la bixinayo ay tahay canshuurta dadka reer yurub oo aanan laga keeni dadka soomaalida ee canshuur bixiyaan ah Hadalkaa waa fariin adag oo lagu leeyaha 100 milyan ee ka timid shacabka reer EU Dawlada Faderaalku waxay ku darsaneysaa oo dadkeeda iyo dalkeeda uqabaneysaa.? lacag u haysaa?

Dad ayaa ku doodo Raysal wasaare khayre waa la diidan yahay war marka hore dhagaysta waxa uu ku khudbaynayo? Maxaa ku qasbaaya in uu shacabkiisa fariin khaldan u sheego.

Khudbad raysal wasaare khayre waa mid xaqiiqda ka fog oo dalkan xaqiiqda ka jirta ka been sheegaysa. Sanad iyo madh maxaa la qabtey? Wali khilaaf ayaa dhex yaala hogaanka Bulshada soomaaliyeed.

Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Midawga Yurub ayaa maanta kala saxiixsay heshiis Dhaqaale oo lagu kabayo miisaaniyadda dawladda. Faderaalka laga saxiixdey Dhaqaala Gaaraya €100 (Boqol milyan oo Yuuro? Wakiilka yurub wax heshiisa ma sheegin

Warbixintaan waxaa qoray Danjire Maxamed Maxamuud Nuur Caallim oo ka faalooda Siyaasada geeska afrika iyo tan soomaaliya in ka badan 30 sano kuna soo dhex jiray siyaasada soomaaliya

Email: Caalim68@hotmail.com

Telfoon: +358458712195

Helisink, Finland.

Daljire Media.

hoose ka waado khudbadii kheyre markii uu la kulmay midowga yurub iyo qaar ka mid ah bulshada ku nool gobolka banaadir oo ka cabanaya dowladda federaalka soomaaliya.