Xog; Culus MD Xaaf oo Markii Ugu horeysay kamacaashay Kulankii Farmaajo ee Garoowe

224

Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Galmudug axmed duccaale Geele xaaf ayaa faidadii ugu Horeysay kahelay heshiiskii horudhaca ahaa ee magalada Garoowe ay kugaareen Madaxda dowlad Gobaleedyada iyo madaxweynaha qaranka madaxamed cabdulaahi farmaajo

 

Wafdi kasocda Xukuumada xaaf ayaa gaaray magalada Moqdisho ee casimada Dalka si ay ula wareegaan dhaqaalihii galmudug oo mudo badan dowlada kuxayirnaa

 

Wasiirka maliyada Galmudug  siciid siyaad ayaa horkacaya wafdiga madaxweyne xaaf uu udiray magalada Moqdisho sida uu daljire.com uxaqiijiyay masuul katirsan madaxtooyada Galmudug

Lacagta waxaa lasheegay in ay gaarayso Hal malyan iyo labo Boqol sida ilo xog ogaal ah aynoo xaqiijiyeen

 

Madaxweyne xaaf ayaa mudooyinkii danbe waxa uu ladaalaa dhacayay khilaaf kala dhaxeeyay Dowlada dhaxe

 

Arintaan ayaa noqonaysa faaidadii ugu horeysay oo maadxweyne xaaf uu kahelo Villa somaliya tan iyo markuu xabad joojinta siyaasadeed uu kudhawaaqay

Daljire.com

Caligaab34@gmail.com