Faah Faahin Dilal Naxdin leh oo Galkacyo kadhacay

155

(Daljire.com) faah Faahino ayaa laga helayaa Labo Ruux oo isku dishay magalada Galkacyo ee xarunta Gobalka mudug

wararka cawa naga soogaaray Gudaha magalada Galkacyo ee Galmudug ayaa kuwaramaya in labo nin ay isku dishay bartamaha magalada Galkacyo

Dilka ayaa yimid kadib markii ay murmeen wiil darawal mooto bajaaj ah iyo nin siweyn looga yaqaanay koofurta magalada Galkacyo

labadaan nin waxaa Goobjoogayaal noo xaqiijiyeen in ay isku meel kugeeriyoodeen

wiilka ahaa darawalka mooto bajaajkaah ayaa lasheegay in uu Toorey kudhiftay ninka kale oo qori watay oo asna markuu siidhacayay xabado kufuray sidaasina ay kuwada dhinteen

isbitaalka koofurta galkacyo ayaa meydka labada nin lageeyay sida ay Daljire.com usheegeen Goob joogayaal

Lamaha amniga Galkacyo wali wax war ah kamasoosarin labadaan nin ee isku dilay magalada Galkacyo

Daljire.com

Caligaab34@gmail.com