SAAWIRO; SHaqo ay soodhaweyeen Bulshada Galkacyo oo maanta Xaafado laga fuliyay{ waxka Ogow}

135

Dowladda Hoose Ee Degmada Gaalkcyo Galmudug oo Magaalada Gaalkcyo ka Sameysay Howlgalo Lagu Furayo Waddoyin Muhiim. Islamarkaana Horey uxirnaa Waxaana howlgalkaan ka Qeyb qaadtay Ciidamada Amaanka sida Booliska iyo Nabad Sugidda Gobolka.Mudug

SHaqadaan maanta lugu furey wadooyinka ayaa lafilayaa in ay kuxigidoonaan Wadooyin kale oo sidaas oo kale loo furi doono

Taliya Saldhiga Boliska  Galkacyo cawil nuur oo Howlgalkaan kaqeyb qaadanayay ayaa sheegay in ay sii wadi doonaan Howlgalada lugu furayo wadooyinka’

Masuuliyiin iyo shacab ayaa kaqeyb qaatay Howlasha dib loogu furay wadooyin kutaalay xafada Garsoor ee Galkacyo

Daljire.com

Caligaab34@gmail.com