Faah faahin sargaal katirsan Milatariga Puntland oo Galkacyo lugu dilay

127

Daljire.com(Galkacyo)-Faah faahino kala duwan ayaa laga helayaa sargaal katirsan  ciidamada Milatarga Puntland oo Galkacyo lugu Dilay

Faysal mire bare oo katirsanaa ciidamada milatariga Puntland ayaa lugu dilay waqooyiga Galkacyo sida ay noo xaqiijiyeen Dad arintaasi xog ogaal u ah

Dadka deegaanka ayaa Daljire.com Usheegay in dilka sargaalka ay kadanbeeyeen Koox aan lagaranayn oo Toogtay

Masuuliyiinta Puntland ayaa kahadlin Dilkaan loo geystay ale ha unaxariisteeh  Faysal mire bare

Dilkaan  ayaa imaanaysa xili ay falalka nuucaan oo kale ah ay waqooyiga Galkacyo ay kusoobadanayeen

Daljire.com-Xafiiska Galkacyo

Caligaab34@gmail.com