Mas’uul Katirsan Maamulka Puntland Oo Ku Dhawaaqay Inuu Is casilay & Sabab La Fileyn

46

Cabaas Ashkir Cabaas ayaa waxa uu ku andacooday inuu waayey Wada shaqeyn Xafiiska Sare Ee Xuquuqul Insaanka Puntland Sidaasna uu isku casilay.

Uqaabilsanihii Xafiiska Xuquuqul Insaanka Puntland Ee Gobolka Kar kaar Magaalada Qardho ayuu ku magacaabnaa Cabaas Ashkir.

Maamulka Puntland ayaa Xafiiska Xuquuqul Insaanka Puntland waxa lagu Dhaliilay in Dhibaatooyinka Kufsiga Ah ee soo kordhay Deegaanada Maamulkaasi ka waramin dadkana ka wacyi gelin.