MUUQAAL Saraakiil ka tirsan ciidamada DF oo xabsiga la dhigay iyo Bashiir America oo digniin soo saaray

123

Taliska ciidamada booliska Soomaaliya ayaa sheegay in xabsiga la dhigay saraakiil ka tirsan ciidamada Booliska, kuwaasi oo loo heysto inay qeyb ka ahaayeen dagaaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay magaalada Muqdisho.

Labadii maalin ee lasoo dhaafay ciidamo ka tirsan booliska iyo meletariga Soomaaliya ayaa ku dagaalamayay degmooyinka Shibis iyo Yaaqshiid ee gobolka Banaadir, waxaana ka dhashay dhimasho iyo dhaawac.

Sabscibe dheh Chanelkaan