VIDEO. Hey’adaha amniga oo soo saaray digniin amni oo ku saabsan dhisme la weerari rabo

107

Mas’uuliyiin ka tirsan hey’adaha amniga Soomaaliya ayaa shaqsiyaad gaar ah la wadaagay digniin dhanka amniga iyo warbixin sheegaysa in weeraro ka dhici karaan magaalada Muqdisho.Mas’uuliyiintaan ayaa warbixinta u gudbiyay maamulka Guddiga Shaqaalaha Rayidka iyo Ururka Haweenka Qaranka waxayna u sheegeen in ay soo gaartay warbixin sheegeysa in Al-shabaab ay damacsan yihiin in ay soo weeraraan dhismaha Guriga Hooyooyinka.Xubnahaan katirsan hey’adaha amniga ayaa sheegay in Al-shabaab ay ka baaqatay ama ay ku adkaatay in mar hore ay soo weeraraan dhismaha Hooyooyinka sida lagu ogaaday xog la helay balse ay hada dib isu abaabuleen.

DAljire News TV

Fadlan Subcribe dheh