MUQAAL. Farmaajo oo kulan Natiijo la’aan ku dhamaaday la qaatay Odayaasha iyo Siyaasiyiinta Muqdisho

99

Wararka aan ka heleyno madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu kulan la yeeshay odayaasha iyo siyaasiyiinta kasoo jeeda gobolka Banaadir.

Kulanka ayaa ka dambeeyay kadib markii madaxweynaha uu ka codsaday hogaanka dhaqanka ee Odayaasha iyo siyaasiyiinta, waxaaa looga hadlayay dhibaatooyinkii ugu dambeeyay ee ka dhacay magaalada Muqdisho.

Kulanka ayaa ku dhamaaday Natiijo la’aan kadib markii odayaashii ka qeyb galay ay ku kala qeyb sameen hadal jeedin uu sameeyay mid kamid ah nabadoonada kulanka lagu marti qaaday, sida xogaha lagu helayo.

Muqaalka Halkaan kadaawo.

Subcribe Dheh Chanelkaan