DEG DEG DAAWO; Maxkamadda Nairobi oo caawa go’aan ka gaartay kiiskii Dr. Ibraahim Bursaliid

232

Dr. Ibraahim Faarax Bursaliid oo kamid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed oo dhowaan lagu xiray magaalada Nairobi ee dalka Kenya aya xabsiga laga sii daayey caawa fiidkii.

Maxkamadda magaalada Naiorbi ayaa laashay dhammaan eedeymihii dowladda Kenya ay usoo jeedisay Dr. Bursaliid, waxayna amartay in lasii daayo.

Hoos Kadaawo Muqaaal

Share and Like 

Subscripe saar Chanelkaan