Faaah faahin Dad Lugu Xasuuqay Galkacyo

114

Daljire.com- Inta laxaqiijiyay 9 Ruux ayaa dhimatay Labo kalena dhawac ayaa soogaray Duleedka magalada Galkacyo

Dilka waxaa Fuliyay maleeshiyaad Hubaysan Kuwaas oo kacaraysan Dil Cawa Galkacyo Loogu geystay Allaha Unaxariistee Cali Tahliil Cadceed (Cali Dhiif) oo Kamid ahaa Nabad sugadiga Galkacyo

Dadkaan Rayadkaah ee Lugu dilay Duleedka Galkacyo Goob joogayaal ayaa daljire.com uxaqiijiyay in laga sooqabtay Gudaha magaalada Galkacyo Kadibna magalada Banaankeeda Lugu dilay

Mamulka iyo Shacabka Galkacyo ayaa Gurmad Deg deg Ah ufidayay Dadka Dhawacu soogaray   maydkiina Halkaas Kasoo qaaday

Isbitaalka Galkacyo ayaa lasoogaarsiiyay Dhawacyadii iyo maydkii Falkaas kadhashay

Dhaqaatiirta Ku Howlan Dawaynta labada Ruux ee dhawaacaah Waxay sheegeen in Xaladooda cafimaad ay soo Hagaagayso

Arintan waxay ku soo adeysaa Xili Dhawaan duleedka Dhuusamareeb lugu Dilay afar ruux oo Rayad ah kadib markii Maleeshiyaad deegaankaah Ay kuqaldoomeen

Daljire.com

Caligaab34@gmail.com