Faah Faahin Toogasho ka dhacday Caawa Gaalkacyo

72

Dabley Hubeysan ayaa Caawa Magaalada Gaalkacyo Ku dilay Allaha Unaxariistee Cali Tahliil Cadceed (Cali Dhiif)oo Ka mid ahaa Dhalinyarada Magaalada Gaalkacyo

Dilka oo ka dhacay Gaalkacyo Waxaa Geystay Dabley Ku Hubeysan Bastoolado islamarkaana Rasaas la dhacay xilli Uu marxuunku fadhiyay goob laga shaaho .

Cali Dhiif ayaa ka mid ahaa  Ciidanka Nabad suggida Galmudug. sida ay noo sheegeen qaar kamid ah saraakiisha Galmudug

Magaalada Gaalkacyo ayaa maalmihii ugu dambeeyay waxaa ka dhacayay dilal qorsheysan oo loo geysanayay dad Shacab ah iyo Saraakiil Ciidan.

Masuuliyiinta Galmudug wali Kama hadlin Dilka cawa kadhacay Magalada Galkacyo

Ciidamada Galmudug oo Goobta Gaaray Ayaa Baaritaaano Bilaabay

Daljire.com

Caligaab34@gmail.com