DEG DEG Werar Dad lugu Dilay oo Kadhacay Gobalka Mudug

138

Daljire.com-Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Werar cawa kadhacay Deegaanka saaxo ee Gobalka mudug oo Dad shacab ah Lugu laayay

Kudhawaad shan ruux ayaa kudhimatay werar dhabagal ah oo Kadhacay deegaanka saaxo ee  Udhaxeeyay Galkacyo iyo Galdogob sida ay daljire Uxaqiijiyeen Dadka deegaanka

Koox Hubaysan ayaa Falkaasi Fulisay Kadibna Goobta iskaga cararay sida lasheegay

Arintaan ayaa ilaa iyo Haatan La ogeyn Cida kadanbeysa Balse inta Badan miyiga Gobalka mudug waxa kusoo laab laabta werarada kusalaysan aanooyinka Qabiil

Gaariga Rasaasta lugu Furay waxa uu kayimid Degmada Galdogob ee Gobalka mudug

Waxa uuna kusoo jeeday Magalada Galkacyo sida naloo Xaqiijiyay

Waxii Kusookordha Kala soco Daljire.com

Caligaab34@gail.com