DEG DEG Xisbiga uu Hogaamiye Cabdiraxmaan Cabdi shakuur oo Dowlada Qadar eedeeyay Argagixiso iyo duminta qaranka somalia

108

Daljire.com-Xisbiga Wadajir wuxuu canbaaraynayaa sida gurracan ee ay dawlada Qatar iyo wakiiladeeda Soomaaliya ugu adeegtaan kooxaha argagexisada ah. Waxaa la duminayaa dawladii, waxaa loo adeegayaa dano shisheeye, waxaa la gumaadayaa shacabkii, iyadoo magac wadani iyo islaanimo la adeegsanayo.

Daljire.com

Caligaab34@gmail.com