Hogaanka sare ee Habargidir oo socdaal Kumaraya Deegano Katirsan Galmudug

55

Wafdigaan oo u hogaaminayay Gudoomiyaha Golaha Hogaanka Beesha Habargidir Prof C/qaadir Maxamed Shirwac iyo Ku xegeenkiisa Ayaa Hada Gaaray Deganka Sadex Higlo Oo Sodhaween Diran Wafdiga U Sameeyay

Wafdiga waxaa lafiyaa in ay socdaal kumaraan dhamaan deeganada ay beeshu Degto si ay ugu Kuur kalaan horumarka iyo  nabad Galyada deegaanada Galmudug

rgid