Maxay Kawada Hadleen Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Geelle & Gudoomiye Mursal [Daawo Sawirada]

116

Wafdi uu hogaaminayey Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa waxay kusugan yihiin Magaalada Jabuuti Ee Caasimada Waddankaasi.

Warbaahinta Dawlada Soomaaliya ayaa lagu daabacay Qoraal kooban oo looga hadlayey kulan dhexmaray Madaxweyne Jabuuti & Gudoomiye Mursal.

Waxay Labada Mas’uul kawada hadleen xoojinta Xiriirka Labada Waddan Ee Soomaaliya iyo Jabuuti.