Home Wararka Villa Somalia oo si Deg deg ah ugu Yeertay Diblomaasiyiinta Qunsuliyadda Soomaaliya...

Villa Somalia oo si Deg deg ah ugu Yeertay Diblomaasiyiinta Qunsuliyadda Soomaaliya ee Jiddah

189

Amar ka soo baxay xafiiska wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa lagu faray dhamaan diblumaasiyiinta iyo u qaybsanayaasha qunsiliyadda guud ee Soomaaliya ku leedahay magaalada Jiddah ee Sucuudiga in ay soo galaan xarunta wasaarada arrimaha Dibadda ee Muqdisho, 30-berri gudahood.