Madaxweyne Waare Oo Haween Badan Ka Farxiyey Maanta Wasiiro Cusubna Ku Dhawaaqay [AKHRISO]

140

Madaxweynaha HirShabelle Mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa waxa uu maanta magacaabay Wasiiro kale oo ka mid noqonayo Golaha isku shaandheynta lagu sameeyey.

Madaxweyne Waare waxa uu sheegay in uu la tashiyo badan uu sameeyey kadib uu magacaabay 9 Wasiir oo Cusub.

Haweenka ayaa door fiican ka helay markaan Wasiirada isku shaandheynta la sameeyey,iyadoo sidoo kale la sheegay in Booska wasiirada ay Xildhibaano badan ku jiraan.

HOOS KA AKHRISO WASIIRADA MAANTA MAR KALE LA MAGACAABAY