Faah Faahin KHasare kadhashay shil gaari oo Galkacyo kadhacay

227

Daljire.com-Galkacyo-Faah faahino kala duwan ayaa kasoobaxayo shil Gaari oo cawa kadhacay magalada Galkacyo ee Xarunta Gobalka mudug

SHilkaan Gaari oo kadhacay Bartamaha Magalada Galkacyo Gaar ahaana Wadada astaan hobyo ayaa Yimid kadib Markii gaari mooto Bajaaj ah oo si xawaare sare ah usocday uu kudhacay gaari Nuuciisu Yahay iska Rogo ama kuwa dhagaxa lugu Dabulo sida ay somalidu Utaqaan

Goob joogayaal ayaa Daljire.com Uxaqiijiyay Halkaasi khasaare uu kadhashay Waxaana Goobta Kubur burtay Mooto bajaajkii

AFAR Ruux ayaa dhawac kasoo gaaray shilkaan waxaana hada xaladooda cafimaad lugula tacaalayaa isbitaalka weyn ee Koofurta Galkacyo

Dhaqaatiirta khaar kamid ah ayaa daljire.com usheegay Hada xalada dhawacyadu ay qaarkood liitaan

Daljire.com Xafiiska Galkacyo

caligaab34@gmal.com