DEG DEG Daminta dab kakacay kalin shidaal oo kutaal magalada galkacyo oo lugu guulaystay

279

Daljire.com-Masuuliyiinta Galmudug iyo Puntland ee galkacyo iyo shacabka magalada Galkacyo ciidamada amniga Galkacyo ayaa siwada jir ah ugu guulaystay Daminta dab cawa kakacay maagalada Galkacyo Gaar ahaana astaan golol

Boqaal shacabka Galkacyo ah ayaa Goobta Tagay si ay uga qayb qaataan Daminta dabka Gudoomiyaha degmada Galkacyo xirsi yuusuf Bare ayaa Goobta Tagay markii horayba waxaana kadib soogaaray yaasiin cabdi samad duqa Galkacyo dhanka Puntland

Waxa Goobta lakeenay Gawaari dab damis ah oo kaqeyb qaatay daminta dabka

Si wadajir ah ayaa saxafada ula hadleen Yaasiin cabdi samad iyo Xirsi yuusuf Bare oo Galmudug iyo Puntland Galkacyo ugu kala magacaaban

Duqa Galkacyo galmudug waxa uu sheegay in Gurmadka shacabka Galkacyo ay tahay mid muujinaya taxadar iyo dareen walalnimo

ASagoo dhanka kale mahad culiyey Duqa Galkacyo dhanka Puntland oo Goobta Deg deg usoogaray madama meesha uu dabku kakacay ay Galmudug katirsaneed

Khasare baxad leh ayaa kashay dabka walow wali aan sifaah faahsan loo helin Khasara inta uu la egyahay

Daljire.com-Xafiiska Wararka Deg deg Galkacyo

Caligaab34@gmail.com

>