Faah Faahin Miino kuqaraxday deegano katirsan galmudug & khasare kadhashay

204

Daljire.com(Galmudug) Sida uu Gudoomiyaha Degmada xeraale ee gobalka Galgaduud ee Dowlada Galmudug Bashiir dahir yousuf dhagabadan uu sheegay daljire.com

Waxa degmadaasi miino kula qaraxday labo xaruur oo kusugnaa Halkaas waxana geeriyooday mid kamid ah midkalana wuu dhawacmay waxaana loola soocararay Isbitaalka degmada cabudwaaq ee Gobalka Galgaduud sida uu gudoomiye Bashiir daljire uxaqiijiyay

Dhaqaatiirta degmada cabudwaaq ayaa dhankooda warbbahinta daljire usheegay in lasoogaarsiiyay dhawaca cunaga yar ee miinadu kula qaraxday xeraale waxayna sheegeen in ay xaladiisa latacaalayaan

Mudooyinkii danbe deeganada Galmudug waxaa kusoobadanayay Dhibaatada miinooyinka ay dadka ugeysanayaan kuwaas oo xiligii dagaalada sokeeye sidaran ugu baahay deeganada Galmudug

Wasarada amniga Galmudug dhankeeda waxay wakalada wararka daljire.com usheegeen in ay dajiyeen qorshe lugula dagaalamayo miinooyinka deeganada galmudug kujirah si looga hortago dhibaatada ay dadka deegaanka kuhayaan

Daljire.com-Xafiiska Galmudug

Caligaab34@gmail.com