FAAH FAAHIN; Khasaaraha Ka Dhashay Qarax Ciidamo Ka Tirsan AMIOSM Lagula Eegtay Muqdisho

96

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax xoogan oo ka dhacay Ex-Control Balcad ee Duleedka Magaalada Muqdisho.

Qaraxaasi ayaa waxaa la sheegay in lala eegtay Kolonyo ay la socdeen Ciidamo ka tirsan AMISOM oo socdaal ku marayay Ex-Control Balcad,isla markaana uu ahaa mid nooca miinada dhulka lagu Aaso ah.

Dad goobjoogayaal ah ayaa Daljire.com waxa ay u sheegeen in jugta qaraxa,kadib la maqlay rasaas oo ay fureen Ciidamada AMISOM,waxaana qaraxaasi ka dhashay Khasaaro kala duwan.’

Wararka ayaa intaasi waxa ay ku dayaran qaraxa ay ku dhinteen laba Askari oo ka tirsan Ciidanka Booliska Degmada Heliwaa,uuna jiro dhaawa,intasi aan si dhab loo cadeyn inta uu la egyahayn.

Inta badan Ex-Control Balcad ee Muqdisho ayaa waxaa qarax lagu eegayaa xiliga ay marayan Kolonyada ay ka socdan Ciidamada AMISOM,waxaan ka dhashay Khasaarooyin kala duwan,iyadoo AMISOM ay furaan Rasaas xoogan oo waxyeelo geysata.