DHAGEYSO; Galmudug oo Amar Culus kusoorogtay shacabka Galkacyo(Sababta ogow)

107

Daljire.com(Galkacyo)-Wareegto kasoobaxday duqa degmada galkacyo ee Galmudug Xirsi yuusuf Bare ayaa lugu mamnuucay Dismooyinka sharci daradaah ee laga dhiso magaalada Galkacyo ee Galmudug

Wareegtada waxaa lamaha amniga Galmudug  lugu wargaliyay in ay Tilaabo kaqaadaan cidii aan uhogaasamin

Wareegtadaan ayaa imaanaysa xili mudooyinkii danbe magalada Galkacyo ay kasocdeen Dadaalo dib loogu soocelinayo Bilicda magaalada sidoo kalana laburburiyay Goobo sharci daraah

Mamulka magaalada  Galkacyo oo kashanaya ciidamada amniga ayaa wadah Howlgalo lugu furayo wadooyinka magalada Galkacyo siloo hirgaliyo nidaam Howleed magalada lugu qurxinayo