Akhriso:-Xukuumadda Soomaaliya Oo Habraac U Sameysay Heshiisyada

153

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Xeer kasoo saartay Dhaqan galinta Habraaca Heshiisyada Wasaaraddaha iyo Hay’addaha Dowlada ay la galayaan Dalal, Shirkado ama Hay’addo Ajnabi ah.

Hoos ka Akhriso qoraalka habraaca Xukuumadda ay sameysay