DEG DEG ; Sawiro; Madaxweyna Galmudug oo galkacyo dib ugu soolaabtay Werar afkaana kuqaaday Dowlada somalia

196

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo maanta dib ugu laabtay Gaalkacyo ayaa sheegay in wali Dowlada dhaxe ay dagaal kula jirto maamulka Galmudug sida uu hadalka u dhigay isagoo xusay in heshiisyadii la gaaray aysan waxba ka fulin Dowlada Soomaliya.

Xaaf ayaa ugu baaqay shacabka reer Galmudug iney isku tashtaan si buu yiri ay uga maarmaan Dowlada dhaxe .

Madaweyne xaaf ayaa mudooyinkii danbe kamaqnaa deeganada Galmudug waxa uuna jiray magalada Narobi ee casimada wadanka Kenya

Halkaas oo uu kulamo kula sooqaatay madax iyo hay,ado Caalamiyaha