Sawiro Madaxweyne Xaaf Ducaale Geele oo Gaaray deegano katirsan Galmudug

154

Wafdi Balaaran oo uu hogaaminayo madaxweynaha Galmudug xaaf ducaale Geele ayaa maanta Gaaray deegano katirsan Gobalada Mudug iyo Galgaduud

Degaanada uu safarka kutagay waxaa kamid ah Dagaari Bandiiradley sadex higlo iyo Galinsoor

Safarka xaaf ayaa salka kuhayo kormeer iyo Qeymeyn Xalada nolosha waxa kala oo uu kaqeyb galidonaa shir dib uheshiisiin ah oo lugu qabandoono Deegaanka Galinsoor

Deegaanada uu tagay madaxweynaha Galmudug ayaa siweyn loogu soodhaweeyay waxaana kaqeyb qaatay soodhaweyntiisa qeybaha kala duwan ee Bulshada

Daljire.com

Caligaab34@gmail.com