Sawiro;Taliska Booliska Galmudug oo Tilaabo Cajiib ah Qaaday

230

Taliska miino baarista dawlad goboleedka Galmudug ayaa bilaabey aruurinta iyo kahortagista waxyeelada ay gaystaan miinooyinka iyo rasaasta haraadiga ka ah dagaaladii dawladii dhexe ee soomaaliya ee kadhacey gobolada dhexe ee somalia
Taliayaha ciidanka miino baarista Galmudug Maxamed Cabdi maxamed (Maxamed dheere) ayaa shegey inay heegan u yihiin sidii bulshada loogabadbaadinlahey waxyabaha qarxa ee deegaanka yaala
maamulka iyo taliska booliiska Dagmada Galinsoor ayuu kulan loogahadlayey sidii bulshada looguwacyigalinlahey kafogaanshada waxyaabaha qarxa laqaatey waxa ayna sheegeen in Dagmada Galinsoor ay tahey meelaha ugu qatarta badan ee waxyaabaha qarxaahi ay saamaynta kuyeesheen
waxyaabaha qarxa oo iskugujira rasaasta qoryaha waawayn iyo bunbooyin ayey taliska miino baarista Galmudug kasooqaadeen Galinsoor