DEG DEG DAAWO; Al-shabaab- Dagaal culus Kuqaaday Ciidamada Dowladda iyo KHasaare xoogan oo kadhashay

150

Wararka laga helayo deegaano ka tirsan Gobolka Gedo ayaa waxaa ay sheegayan in dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidamada Dowladda oo ay wehlinayaan Ciidamada Itoobiya iyo Al-Shabaab uu ku dhexmaray deegaano hoostaga degmada Garbahaareey ee Xarunta Gobolka Gedo.

Khasaare Dhimasho & Dhawac oo kadhashay Hoos kadaawo

Subscripe Saar Chanelkaan oo Nagu soobiir

Daljire.com

Caligaab34@gmail.com