DEG DEG Galmudug oo Gacanta Kudhigtay Maleeshiyaad Dad Rayad ah kulaayay Duleedka dhuusamareeb

201

Howl gal Gaara Oo ciidamada Nabad sugida Iyo sirdoonka dowlad Goboledka Galmudug Ay Kafuliyen Deganka #Habaaswayne oo dhaca Gobolka Galgadud Ee bartamaha somalia Ayey Cidamadu kuqabten AUN malishiyadkii Kadanbeyey Dil wadaredkii Kadhacay deganka Dhan waris Oo Logestay afar kamida Shaqalo Kashaqeynayey Goob Lagu xanaaneyo Shinida

Ciidamada ayaa Howlgal kooda waxay Kusooqabteen Maleeshiyaadkii Falkaasi kadanbeeyay sida masuuliyiin katirsan Galmudug ay Daljire.com uxaqiijiyeen

Masuuliinta Galmudug ee Lahadlay Daljire.com waxay Sheegeen In cadaadalada Lahorgeyn doono Dadkaan Ciidamadu Ay sooqabteen

 

Deegaanada Galmudug qaarkood waxaa kadhacay Dilal Dad rayad ah loogu Geystay Asbuucyadii Lasoo Dhaafay

Galmudug ayaa Balan qaaday Tilaabo deg deg ah in ay kaqaadi doonto Cid walba oo Dhibaataysa Dadka shacabkaah ee Kunool deeganada Galmudug

Daljire.com

Caligaab34@gmail.com